DHAGEYSO WAREYSI:- Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilsan qaabka la doonayo in loo maro Magacaabista Safiiradda iyo Howlwadeenada.

0

Guddiga Arrimaha Dibadda u qaabilsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay Wacaal ka muujiyeen qaabka la doonayo in lagu Magacaabo Safiiradda Dowladda Soomaaliya Dalalka Caalamka u fadhindoono.

Guddoomiye kuxigeenka Guddiga arrimaha Dibadda  Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in Guddiga uu dhaliilsan yahay qaabka la doonayo in loo maro Magacaabista Safiiradda iyo Howlwadeenada intaba.

Sidoo kale waxaa uu Dalxa inta ku daray in Wasiirka Arrimaha Dibadda ay arrimahaasi wax ka weydiiyeen,balse uusan sidii loogu talo galay uusan uga Jawaabin.

HALKAAN KA DHAGEYSO