Dowlada Suuriya oo lagu eedeyey cidamo dheerad ah oo geeysay deganada Mucaradka

0

Kuwa diidan dowladda ayaa ku eedeeyay xukuumada Dimishiq inay ciidamo dheerad ah ay geesatay jihooyin badan degaanada mucaradka ay kaga sugan yihiin dalkaasi Suuriya.

Eedeyntaan ayaa imaanaysa iyaadoo maalmo kaliya ka harsan tahay wada xaajodka nabada suuriya.

Mucaradka ayaa shaki galinaya in ay tagayaan miiska wada hadalka.