maalmihii dambe waxaa faraha ka baxaayay amniga Dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo sida ay dowlada u sugi karto.
Siyaasiyiinta soomaaliyeed ayaa siyaabooyin kala duwan ugu hadlay weerarada iyo Qaraxyada joogtada ee Al-Shabaab ay ka geystaan xarumaha Dowlada iyo goobaha ay dadka shacabka ah isugu yimaadaan.
Sidoo kale golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa isku raacay in amniga caasimada muqdisho lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir isla markaana la hoos keeno Talisyada Booliiska iyo Nabad sugida Gudoomiyaha Gobolka.
Hoos ka Dhageyso Falaqeyn ku saabsan amniga muqdisho:-