Gudoomiye ku xigeenka dhanka Siyaasada ee maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye “ Yabooh” ayaa ka hadlay amniga caasimada muqdisho.
Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in ay muhiim tahay in si wadajir ah Shacabka iyo Hay’adaha amaanka gobolka Banaadir.
Waxa uu tilmaamay in gobolka banaadir ay ka dhacaan qaraxyo iyo dhibaatooyin balse hadii si wadajir ah loogu wada qeyb qaato in laga baxayo dhibkaasi.
Waxa uu xusay in ay wanaagsan tahay in shacabka soomaaliyeed gaar ahaan gobolka Banaadir ay si wadajir ah ugu qeyb qaataan sugida iyo xaqiijinta amniga caasimada muqdisho.
Hoos ka Dhageso Codka:-