DHAGEYSO:- Wasaaradda waxbarashada puntland oo sheegtay in sanadka Soo socda la hilidoono manhaj waxbarasho oo dhameestiran

0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cali Faarax oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey halka uu marayo samaynta Manhajka waxbarashada Puntland.

Wasiirkuxigeenka ayaa sheegay inta tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii ay wadanka ku soo bateen manaahijta qalaad ay dadaal xoogan u galeen sidii lagu helihaa Manhaj wadani ah si loo helo arday wadani ah.

Hadalka Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cali Faarax Dhowaan ayaa waxa uu imaanaya xilli Wasaarada Waxbarashada Dowladda fedraalka Soomaaliya iyo daladaha waxbarashada ay wadeen manhaj lagu mideynayo manaahijta waxbarasho ee dalka.

Halkaan ka dhageyso