Wasiiradda arrimaha gudaha wadamada Midawga Yurub ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya tahriibayaasha faraha badan ee qaaradda Yurub ku qul qulaya.
Wasiirada wadamada reer Yurub ayaa la sheegay inay aad uga doodayaan waxa laga yeelayo dadka faraha badan ee willi Yurub kusoo socda oo la saadaalinayo inay sanadkaan hal milyan oo qof gaaraan.
Dawlada Hungary ayaa sheegtay inay dadkeeda afti uga qaadayso in xaduudaha la xiro iyo inkale inkastoo arrintaas ay dawladaha Yurub dood ka dhex abuurtay.
Hoos ka Dhageyso Codka:-