DHAGEYSO:- Dagaal kale oo laga cabsi qabo inuu ka dhaco Cadaado+Wasiirka ku xigeenka amniga Galmudug oo shegay in Al-shabaab aysan ka faaiideysan doonin….

0

Wasiir Kuxigeenka Amniga Maamulkaasi Galmudug Cabdi C/llaahi ayaa sheegay in Ujeedka Ciidamada halkaa loo geeyay ay tahay sidii Al-shabaab looga Difaaci lahaa Dadka Shacabka ah ee ku noo Koofurta Gobolka Mudug.

Sidoo kale halkaa waxaa wali ka jira Cabsi ku aadan inuu Dagaal dhex maro Al-shabab iyo Dadka Shacabka ah ee Koofurta Gobolka Mudug ku nool.

Halkaan ka dhageyso