Iyadoo Xisbiyada Siyaasada Dalka ka cabanayaan Inay Xiligani madaxweynaha Soomaaliya Uu ku takri falay Awooda Dalka Uuna Xiligani Doonayo 4.5 Inu Kusoo labato markale Kadib Shirkii magaalada Muqdisho Ka Dhacay.
Kaasi Oo Puntland Iyo Jubaland Ay ka Biyo diideen waxa kasoo baxay in mar kale dalka lagu celiyo nadaamkii horay Loo Soo Maray ee 4.5 ka,waxa Qosrhe Cusub U Degey Madaxweyne xasan Sheekh maxamed Jubaland iyo Puntland.
waxayna Heshiis la Galeen dhamaan Xisbiyada Siyaasada Dalka oo Jubaland iyo Puntland Sheegeen Inay xubno ku yeelanayaan Siyaasad Ahana Ku tageersan Xisbiga Markaasi tartamaya,Iyadoona xisbiyada laftooda Heshiis Midaysan ka Gaadhey Qaabka 4.5 Doorasho Dhacda Uusan xasan Sheekh kusoo laaban lahayn.
waxay Xisbiyada Ku Midoobeen hal Musharax kaasi oo iyagu Ay wataan Sidoo kale Xisbigaasi waa inuu tageero ka Helaa Dhamaan maamul goboleedyda dalka Ka Jira,Si Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya Ee qabiilka Ku imanaya Ay Cod uga Helaan.
Musharaxa Ay Xisbiyada Iyagu uska Soo xulaan Ayaa la Sheegay inuu Heli doono codka Ugu badan madama Xildhibaanada Muqdisho Qabiil Ahaan Ay Aqbalayaan Madaxda maamulka Markaasi kasoo jeedaan.
Axmed Macalin fiqi Ayaa hada;lkani ka Sheegay Dhawaan magaalada Muqdisho ,Wuxuuna Sheegay inay dhamaan maamulada dalka Ay la kulmeen Si dalka Dhibka Looga Saaro…
Halkaan ka daawo