War Deg Deg Ah: Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Qaybta 21-aad Oo Ka Socda Magaalada Cadaado.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda ee qaybta 21-aad uu iminka ka socdo magaaladaasi.

Dagaalkan ayaan la ogeyn sababta uu ku bilowday iyo qasaaraha uu reebay.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media