Wareysiga Dhameestiran oo lala Yeeshay Afayeenka Maamulka Ahlu-suna Shiikh Yuusuf Xeefow Ayey ku Sheegeen in Balan Badan looga Baxay Sida Prof Jawaari iyo Cabdi Raxmaan odowaa.
Waxa Ay Sheegeen in Balan isla Galeen laakin Balantaasi uga Baxaan oo ay Arinkaasi ka soo Horjeedaan Ka Maamul Ahaan.
Afayeenka Ayaa Dhanka kale Ka Hadlay Arinta is Hortaaga lagu Sameeyay Axmed Cabdi Salaan oo ah Siyaasi kasoo Jeeda Galmudug Gaar Ahaan Dhuusomareeb iyo Gurceel.
Afayeenka Ayaa Sheegay in Aysan kasoo Horjeedin imaatinkiisa lakin uu Dhianac Sidii Maamulka Ahlu-suna ugu Wargalin Lahaa.
Halkaan ka dhageyso