WARSAXAAFADEED:- Dowlada Soomaaliya oo ka laabatay go’aankii ay ku joojisay duulimaadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

0

War-saxaafadeed ay maanta soo saartay hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha uuna ku saxiixnaa agaasimaha  hoggaanka Jeneraal C/laahi Gaafoow  ayaa lagu caddeeyay in laga laabtay Go’aankii hore ee lagu Joojiyay  duullimaadyadii isaga kala gooshi jiray muqdisho iyo Hargeysa.

Warqadda Hoose ka Akhriso War Saxaafadeedka

1