Barnaamijka Wicitaanka ee ka baxa idaacada Voa-da laanteeda Af-Soomaaliga waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyay Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriyo oo ka hadashay arimo badan oo ay ka mid tahay arrin muran dhalisay oo la xiriirta xasaanadda xubnaha baarlamaanka ee Somalia iyo mooshinka ay ka gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Halkaan ka dhageyso Wareysiga su’aalaha lagu weydiiyay Xildhibaanada