Cismaan Maxamed Aadan Taliye ku xigeenka Saldhiga Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa shacabka ku nool degmada Baraawe in ay la shaqeeyaan laamaha amaanka isla markaana ay ka shaqeeyaan amniga degmada.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo amniga degmada Baraawe.
Waxa uu tilmaamay in ay wanaagsan tahay in si buuxda ay u wada shaqeeyaan laamaha amniga ee Degmada iyo shacabka.
Shalay ayay ahayd markii bam gacmeed lagu Weeraray Xafiiska gudoomiyaha degmada Baraawe oo dhaawac uu ka soo gaaray, waxaan weli soconayo baaritaano lagu raad baadi goobayo ragii ka dambeeyay bamkaasi.
Hoos ka Dhageyso Codka:-