DHAGEYSO:- Howl galo dad badan lagu soo qabtay oo maanta laga sameeyay Muqdisho

0

Ciidamada Booliiska iyo nabad sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howlgalo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay Xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa.

Ciidamada ayaa sidoo kale gudaha u galay guri walbo isla markaana waxay soo qabteen dhalinyaro badan oo loogu shakiyay amni daro iney ka wadeen Caasimada muqdisho.

Waxay sidoo kale saraakishii horkaceysay howlgalkaani sheegeen in ay muhiimsan tahay in laga wada qeyb qaato sugida amniga caasimada muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-