Halkee mareysaa tirinta Codadka Doorashada Wadanka Uganda, Uweri Museveni oo guul ku dhow iyo mucaaradka oo niyad jabsan

0

Waxa Socda tirinta Codadka Doorashada Wadanka Uganda taas oo lagu dooranayo Madaxweyne Cusub kadib Markii uu waqtigiisu dhamaaday Madaxweyne Uweri Museveni.

Ilaa iyo hadda waxa la tiriyey 580 ka mid ah Sanaadiiqda Codeynta, waxana hogaanka u haya Musharax Uweri Museveni oo ah Madaxweynaha hadda waqtigiisu dhamaaday, sida aad hoos ka arki kartaan.

Guud ahaan Sanaadiiqda Codeyntu waa (28,010), Welina waxa socota tirinta Codadka, Iyadoona marka ay tirinta codadka dhamaatana si rasmi ah loogu dhawaaqi doono natiijada iyo cidda noqoneysa Madaxweynaha Wadanka Uganda.

2

1