DHAGEYSO:- Shacabka Puntland oo siyaabooyin kala duwan ugu hadlay magacaabista guddiga doorashooyinka

0

Shacabka ku nool deegaanada Puntland ayaa siyaabooyin kala duwan ugu hadlay guddiga doorashooyinka oo uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Codad kala duwan oo laga soo aruuriyay shacabka ku nool deegaanada Maamulka Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyay magacaabista xubnaha guddiga doorashooyinka Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codadka:-