DAAWO SAWIRO: Mucjiso caawa lagu arkay Magaalada Cadaado

0

Waxaa lagu arkay Magaalada Cadaado Wax yar oo aan ilaa hada lamagaacbin waxa uu yahay dadbadana ay isugu yimaadeen daawashadiisa kaas oo leh Laba {2} Madax iyo Sidded {8} lugood waxaas oo u muuqaal eg Neef Ari oo yar.

Dadka qaar ayaa waxaa ay sheegeen in waxa yare Ee Mucjisada ah uu u muuqaal Egyahay Neef yar oo Ari ah halka dadka qaarna ay la’yihiin wax ay ku mathalan iyagoo ku gaabsanaya waa Mucjiso Rabaani ah “waana sax”.

Waa Mucjisooyinka Alle umadiisa uu ku tusiyo Awoodihsa waana Dhacdooyin Dhif iyo Naadir ah in la arko laguna arko deegaanda Konfurta iyo bartamaha Soomaaliya waana Mucjiso Rabaani ah in kastoo sanadihii danbe wax lamid ah waxa ay dadka ku dhaqan cadaado arkeen.

1 2 3