LIVE DHAGEYSO:- Ciidamada Asluubta Somaliyeed oo u dabaal degay 46-Sano Guuradii ka soo wareegatay aas-aaskooda

0

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degay Xuska Maalintii la aasaasay ee 18kii February 1970kii,markaa soo si rasmi ah oo dhisay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Munaasibadad Xuska Sanad guurada 46aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka dhaceysa Xerada Asluubta ee Ex-Koontarool Afgooye,halkaas oo dhawaaan dib u dhis lagu sameeyay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,Masuuliyiinta kale ee Dowladda iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Xuska iyo dabaal degga Asaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Halkaan ka dhageyso