Daawo Sawiro iyo Muuqaalo qurux badan oo laga soo qaaday qaabkii uu Madaxweynaha usoo dhaweeyay Ciyaaryahanada 11 jirada ee da’yarta ah

0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Ciyaaryahanada da’yarta ah ee Dalkeena Soomaaliya u matalaayay Koobkii Ardayda dugsiyada jamacada carabta Jeem cup Ee Dalka Qadar lagu soo gabagabeeyay oo dalkeena Soomaaliya ay ciyaaryahanadaasi natiijo fiican u keeneen.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka diyaaradaha muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyay ciyaaryahanadaasi.

Sidoo kale waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay kulamo lagu soo dhaweynayo laguna dhiira gelinayo ciyaaryahanadaasi da’yarta ah ee Dalkeena guusha usoo hooyay.

Hoos ka Daawo Sawirada, kana Daawo Muuqaalka:-

1422422_884614784989005_38216375994552541_n 10464343_853378564779601_7954128014700182622_n 12063845_927053074077386_5691811251541074997_n 12662494_945985622103891_6003430068314004423_n 12715624_853378438112947_490332664741809271_n 12728832_945985805437206_8020136431952645354_n 12729137_945986035437183_5929739873482954850_n 12734100_853378531446271_8023676268774419155_n 12744386_853378484779609_7594663516113504230_n 12744566_945986172103836_7174639705139606599_n 12744748_945959015439885_4266981186290344627_n 12745612_853378388112952_5477760512153230797_n 12745612_853378388112952_5477760512153230797_n (1)