Wasiirka wasaarada amniga gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka mid ahaa Masuuliyiin manta hor tagtay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin amar ka soo baxay Wasaarada Amniga oo lagu baarayo Xildhibaanada Baarlamaanka iyo ku xad gudubka Xasaanada Xildhibaanka.
Wasiirku waxa uu sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa been abuur ah isla markaana aysan raali ka ahayn in lagu xad gudbo Xasaanada Xildhibaanada Qaranka.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ilaalinaya Xasaanada Xildhibaanada iyo sharciyada dalka u yaallo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-