Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta howl galo saacado qaatay ka sameeyay deegaano ka tirsam Gobolka Sh/Hoose, waxayna la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka iyo tuulooyin hoos taga gobolkaasi.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska iyo nabad sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa hor kacaayay howlgaladaasi.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
https://www.youtube.com/watch?v=Eq72HA0IKGw