DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Koofur galbeed oo sheegay in ay weli wadaan howlgaladii ay Al-Shabaab kaga saaraayeen deegaanadooda

0

Xildhibaan Ugaas Isxaaq Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya  ayaa ka hadlay howl galada Al-Shabaab lagaga saarao Degmada Waajid oo ka mid ah Deegaanada ay weli joogaan Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in ay ka go’an tahay in ay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay ka taliyaan Maamulkooda Koofur galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-