Kulan loogu hadlaayay Amniga Magaalada Boosaaso iyo sidii loogu hortagi lahaa Rabshado mar kale ka dhaca Magaalada Boosaaso, iyo sidoo kale sidii Shacabka Boosaaso ay ugu qeyb qaadan lahaa sugida iyo xaqiijinta amniga Magaalada Boosaaso.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga Maamulka Puntland , Gudoomiyaha Gobolka Bari, Duqa Boosaaso, iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Laamaha amaanka ee Maamulka Puntland.
Hoos ka Daawo Muuqaalka Kulanka iyo hadalada laga jeediyay:-
https://www.youtube.com/watch?v=2zQ-zh4lWK4