DHAGEYSO WAREYSI:- Tarsan”Baarlamaan ma jiro meeshaan xukuumad ayaa rabta inay sameysato waxay doonto” Muxuuse ka yiri nidaamka 4.5

0

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa baarlamaanka Soomaaliya ku eedeeyay inay ka awood badan tahay xukuumada Soomaaliya isla markaana uu baarlamaanka qabanin shaqadii loo idmaday.

Tarsan ayaa wareysigiisa kaga hadlay arimo badan wuxuu sheegay in nidaamka 4.5 uusan xiligaan ku habooneyn in wax lagu qeybsado.

Halkaan ka dhageyso wareysiga