DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo sheegay in beesha caalamka ay kala hadlayaan nuuca ay doonayaan inay noqoto dowlada soo socota ee Somalia

0

Madaxweyne maamulka Puntland Cabdi-weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in wafuud ka socota beesha caalamka ay soo gaari doonaan Punttland isla markaana uu u gudbin doono nuuca ay doonayaan inay noqoto dowlada soo socota ee Soomaaliya.

Puntland ayaa ka soo horjeeda nidaamka 4.5 oo la isku afgartay in lagu qabto doorashada soo socota.

Halkaan ka dhageyso