Wararka laga helaayo magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in askarta Al-shabaab ay calankooda sureen bartamaha magaalada iyadoo shacabka deganaa magaaladaasi qaarkood ay qaxeen halka kuwa kale ay sacab u tumeen Al-shabaab maadaama ay la wareegeen magaalada
Ciidamada Amisom ayaa saaka isaga baxay magaalada Marko balse isla duhuradii maanta ayay qabsadeen dagaalyahanada Al shabaab
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka