DHAGEYSO QISO:- Maama Caasho oo heysata 5-caruur waxay la nooshahay Qaxooti Yemen ka dib maamulka Somaliland oo ku amray inay ka baxdo Burco

0

Magaalada Garoowe Waxaa Soo Gaaray Dadkii ugu Horeeyay ee Lagu Amray in ay ka Baxaan Somaliland kadib Amar kasoo Baxay Maamulka.

Dadka Soo Gaaray Garoowe Waxa ay Sheegeen in Markii Hore lagu Amray in Warqado Sharci oo Dal ku Joog Ah Ay Sameeyaan oo Lacag Bixiyaan Taasi oo aysan Awoodin.

Hooyo kamid ah Dadkii kasoo Baxay Halkaas ayaa ka Warameysa Dhibka Dhacay iyo Sida Halkaasi kaga Soo Baxeen iyadoo intaasi ku Dartay in Caruurteeda ay ku Dhashay Somaliland.

Halkaan ka dhageyso