DHAGEYSO:- Faah faahino ka soo baxaya dil Xalay ak dhacay magaalada Boosaaso

0

Waxaa Xalay Fiidkii lagu dilay Gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka bari Ganacsade Caaan ahaa oo lagu magacaabi jiray Xirsi Aadan “Xirsi Aduunyo”.

Wararka ayaa sheegaya in Kooxaha dilka geystay ay ganacsadaha ugu tageen goobtii shaqo oo ku taala duleedka Magaalada Boosaaso ka dibna dil u geystay.

Alle ha u naxariistee Ganacsade Xirsi Aadan “Xirsi Aduunyo” ayaa Maanta lagu wadaa in lagu aaso Magaalada Boosaaso e Xarunta Gobolka Bari.

Hoos ka Dhageyso Codka:-