DHAGEYSO:- Qaar kamid ah Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Amarka DFS ay ku Joojisay Duulimaadyadii Hargeysa

0

Iyadoo Hogaanka Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya uu soo saaray Amar si KMG ah looga Joojinayo Duulimaadyadii aadi jiray Gobolada Waqooyi Ee Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Qaar ka mid ah Dadka Reer Muqdisho.

Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Muqdisho oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa Aragtidooda ka dhiibtay sida ay u Arkaan Amarkaasi,waxaana qaarkood ay sheegeen in aan xiligaan loo baahneyn in Amar nuucas oo kale ah ay Dowladda Soomaaliya qaadato.

Hoos ka Dhageyso Codka:-