DAAWO:- Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo sheegay in ay fashilantay dowlada Xasan Sheekh isagoona kashifay qaabka doorashada ay kaga dhaceyso dalka

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay inuu fashilmay qorshihii loo dhisay dowlada uu hogaamiyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

“Waxaan aragnaa iney fashilmeen nidaamkii loo dhisay dowlada ee ah, in doorashada soo socota ay ku saleysnaato heer doorasho”ayuu yiri Salaad Cali Jeell.

Halkaan hoose ka daawo

https://www.youtube.com/watch?v=EwilsZFLt_0