SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland oo booqday Isbitaalka guud ee Boosaaso iyo Xarumo kale

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo isniin ah waxa uu koormeer ku tagay Xarunta Dowlada Hoose ee Magaalada Boosaaso, iyo guriga Martida.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale koormeer ku tagay Isbitaalka guud ee magaalada boosaaso iyo xarumo kale oo ku yaalla magaalada.

Waxa uu sidoo kale koomeeray Xarun ay Dwlada Imaaraadka Carabta ku tababareysay Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland, waxa uunagoob fagaare ah kula hadlay Ciidankaasi Tababarka u socday.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saraakiisha Dowlada Imaaraadka Carabta ugu mahad celiyay tababarka ay siinayaan Ciidamada Maamulka Puntland.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

IMG_1495 IMG_1528 IMG_1547 IMG_1557 IMG_1569 IMG_1576 IMG_1589 IMG_1597 IMG_1603 IMG_1616 IMG_1623 IMG_1645 IMG_1669 IMG_1672 IMG_1674 IMG_1680 IMG_1689 IMG_1705 IMG_1707 IMG_1709 IMG_1748 IMG_1753 IMG_1761 IMG_1766 IMG_1774 IMG_1781 IMG_1783 IMG_1795 IMG_1803 IMG_1817 IMG_1821 IMG_1832 IMG_1838