DHAGEYSO WAREYSI:- Madaxweynaha Soomaaliya oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, Fariina u diray Puntland

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka hadlay in Ciidamo nabad ilaalin ah loo diro Dalka Burundi si loo xaliyo rabshadaha ka dhaca Dalkeed.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay Weerarkii Ciidamada Dowlada Kenya lagu qaaday ee uu khasaaraha badan ka dhashay iyo sababta ay Ciidamada Kenya ugu baxday deegaano ka mid ah Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka warbixiyay qodobadi la isku raacay ee shirkii Adis Ababa lagu soo gabagabeeyay iyo wixii ay Soomaaliya la tagtay.

Madaxweynaha waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qorshaha Dowlada Soomaaliya ee ku aadan dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha oo dhameystiran:-