Duuliye u dhashay Ingiriiska oo lagu Dilay Tanzania

0

Duuliye u dhashay wadanka Britain ayaa waxaa toogasho ku dilay koox ugaarsiga sharcidarada ah ka wada wadanka Tanzania sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay hay’adii uu u shaqeenaye.

Hay’ada Friedkin ayaa sheegtay in Roger Gower oo ah duuliyaha la dilay ay rasaas ku fureen diyaaradii uu waday kooxda sida sharci darada ah u u gaarsata.

Xafiiska arimaha dibada wadanka Ingiriiska yaa sidoo kale xaqiijiyay dhimashada muwaadinka UK kasoo jeeda.

Tanzania waxa ay ka mitahay wadamada uu ka jiro ugaarsiga sharci darada ah ee qaarada afrika.