DHAGEYSO:- Masuul ka tirsan gobolka Mudug oo iscasilay+Sababta ka dambeysa iscasilaadiisa uu sharxay

0

Gudoomiyaaha degmada Saaxo ee gobolka Mudug Shiikh Nuur Faarax Maxamed ayaa maanta ku dhawaaqay inuu si rasmi ah isaga casilay xilkii uu ka hayey degmada saaxo ee gobolka Mudug, isagoona sheegay inay ka warqabaan iscasilaadiisa maamulka Mudug.

Gudoomiyihii hore ee degmada Saaxo Shiikh Nuur ayaa horay u tagay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo kulan uu kula qaatay gudoomiyaha gobolka Mudug wuxuuna hadalkiisa si iraaciyey in 20 bari dib loogu celiyey warqadaasi si uu uga soo tashado.

Halkaan ka dhageyso