DHAGEYSO:- Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in ay bilaabayan kulamo wadatashi ah oo dadka reer Galmudug loogu qancinayo qodobadii kasoo baxay shirkii wada tashiga ee Muqdisho ka dhacay

0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa bilaabayan kulamo wadatashi ah oo dadka reer Galmudug loogu qancinayo qodobadii kasoo baxay shirkii wada tashiga ee Muqdisho ka dhacay.

Waxgaradka ka soo jeeda Galmudug ayaa qaarkood dhaliilay go’aanka ka soo baxay shirkii madasha wada-tashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa sheegay in kulamadaan ay ka qeyb gali doonaan guud ahaan bulshada reer Galmudug.

Halkaan ka dhageyso