Marwada Madaxweynaha Dalka Sahro Cumar Xasan ayaa Caaawa Hooyooyinka Soomaaliyeed gaar ahaan Hooyooyinka Gobolka banaadir kala qeyb gashay Nadaafada qaar ka mid ah Wadooyinka Waa weyn ee magaalada Muqdisho.
Marwo Sahro ayaa gacanteeeda ku xaaqday qaar ka mid ah Wasdooyinka Muqdisho isla markaana Hooyooyinka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay howsha ay hayaan.
Waxay sidoo kale tilmaantay in ay muhiim tahay in loo baahan in Nadaafada Caasimada Muqdisho xil weyn la iska saaro.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
https://www.youtube.com/watch?v=S3mrnTaBs9Y