Gudoomiyaha Baar-lamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maanta waxa uu gaaray Degaanka duculeey ee gobolka galgaduud waxaana sababta safarkiisa lagu sheegay inay ugu muhiimsan tahay Xalinta khilaaf ka taagan degaankaas.
Beelo walaalo ayaa halkaasi dirir ay ku dhex martay waxaana loo fariisan doonaa xalintooda oo wafdiga Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug iyo odayaasha beelahaasi ay kulmi doonaan.
Halkaan ka dhageyso