Waxaa isa soo taraya wararka laga helayo qaabka ay ciidamada Kenya ee fariisimaha kulahaa deegaanka Buulo Gaduudo ee gobolka Jubbada Hoose.
Oday kamid ah dadka deegaanka oo u waramayay Warbaahinta ayaa waxa uu ka warbixiyay qaabka ciidamada Kenya uga guureen deegaanka Buulo Gaduud.