DHAGEYSO WAREYSI:- Wasiir Maareeye oo faah faahin ka bixiyay qodobadii ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaran

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafin Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Wareysi siiyay mid ka mid ah Warbaahinta caalamka ayaa sheegay in iminka Dowlada Soomaaliya ay ka go’an tahay hormarinta Siyaasada Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale faah faahin ka bixiyay qodobadii laga soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ee shalay war murtiyeed laga soo saaray.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay ansixinta golaha Wasiirada Soomaaliya ay ansixiyeen qodobadii ka soo baxay Shirka iyo nooca doorasho ee dalka ka dhaceyso.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga wasiirka oo dhameystiran:-