DHAGEYSO WAREYSI:- Maxaa laga filan karaa Shirarka gaar gaarka ah ee ka soconayo Muqdisho

0

Siyaasiyiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka war sugaya wixii ka soo baxa Shirarka gaar gaar ah ee ka soconayo Muqdisho ee loogu hadlayo nooca doorasho ee Dalka ka dhaceyso.

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa rajo xumo ka muujiyay iney wax wanaagsan oo lagu farxo ka soo baxaan Shirarka ka soconayo Muqdisho.

Waxay sheegeen in ay filaya oo keliya in so baxdo wax lagu qasbay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madax Maamul goboleedyada Dalka.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Aragtida Siyaasi caan ah:-