DHAGEYSO WAREYSI:- Faadumo Dayib oo sharaxaad dheer ka bixisay waxyaabaha ku kalifay iney isku soo taagto Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya

0

Faadumo Dayib oo ka mid Haweenka Soomaaliyeed oo ku nool qurbaha ayaa mar kale ku celisay iney tahay Musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya.

Faadumo ayaa Wareysi ay siisay BBC-da waxay ku faahfaahisay waxyaabaha ku kalifay iney xilligaan isku soo sharaxdo.

Waxay sidoo kale sharaxaad ka bixisay qaabka ay ugu suurto galeyso iney noqoto Madaxweynaha Soomaaliya, iaydoo ay iminka jiraan caqabado badan oo dumarka ka heysta ka qeyb galka Siyaasada Soomaaliya.

Faadumo Dayib ayaa sidoo kale ka warbixisay Safar ay dhawaan Muqdisho ku imaaday iyo ujeedka Safarkeeda.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-