DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo sheegay in aysan raali ka ahayn go’aanka Muqdisho lagu gaaray

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo Caawa Shir Jaraa’id Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay isaga baxday Shirarkii gaaar gaarka ahaa ee ka soconayo Magaalada muqdisho.

Waxa uu sheegay in Shirkaasi uu fashilmay isla markaana wixii ka soo baxay aysan Puntland raai ka ahayn.

Waxa uu sidoo kale sheegay in moowqif kooda ah habka degaanka ku adkeysteen,Madaxweyne Xasana uu san lahayn go’aaminta talada dalka.

Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa yiri “go’aan Muqdisho lagu gaaray Garoowe kama shaqeynayo” taas ayaana keentay in Shirka lagu kala kaco oo aan raali ka ahayn.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Gaas:-