DAAWO:- Warbixin Soomaaliya shalay iyo maanta Maxaa farqi ah oo u dhexeeya ?

0

Soomaaliya shalay iyo maanta maxaa farqi ah oo u dhexeeya waa warbixin uu diyaariyaay wariye Ismaaciil Oronjo, waxaana soo jeedinaaya Cabdi qaadir Daahir Sabriye

Wuxuu kaga hadlayaa marxaldaha kala duwan oo ay soo martay Soomaaliya iyo talaabooyinka hormarineed oo ay hada hore u qaaday.

Halkaan Hoose ka daawo:

https://www.youtube.com/watch?v=EGWcSN_1Qfw