Haweenka Soomaaliyeed ayaa fariin adag usoo diray Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna ugu baaqeen inuu ilaaliyo xuquuqda Haweenka.
Waxay sidoo kale ugu baaqeen inuu ahmiyad gooni ah siiyo Haweenka Soomaaliyed, una ogolaado iney Siyaasada ka qeyb geli karaa.
Hoos ka Daawo Muuqaalka Barnaamij laga diyaariyay Haweenka:-