Ku dhowaad 700 oo muhaajiraan ah ayaa laga bad-baadiyay xeebaha Talyaaniga,kuwaasoo kusii jeeday waddamada Yurub.
20 Dumar oo uur leh iyo caruur aad u da;yar ayaa ka mid ahaa dadkii ay bad-baadiyaan ciidamada howl-galka midowga Yurub.
Muhaajiriintan ayaa u badnaa kuwoo kasoo jeeda qaaradda Afrika,gaar ahaan waxaa ku jiray dad Soomaaliyeed.