DHAGEYSO:- Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo ka hadashay weerarkii Muqdisho iyo baaq ay u jeediyeen masuuliyiinta dowlada

0

Hay’adda Culiamda Soomaliyeed oo ka hadashay Weerarkii al_sabaab eey ku qaadeen Xeebta Liido ayaa Camaabreeysay weerarkaan oo dad badan oo rayid ah eey ku dhinteen

Sheekh bashiir Axmed salad Gudomiyaha Hay’adda Culimada ayaa sheegay in wax sal ku le islaamka eeysan ahayn leynta dadka rayidka ah taas oo ku tilmaamay in eey tahay wax lagu tilmaami karo Xasuuq, sidoo kale wuxuu uga tacsiyeeyay umada soomaaliyeed dadkii weerarkaasi ku geeriyooday,intii ku dhaawacantayna uu allaah uga baryay in uu Bogsiiyo