Ra’isal Wasaare ku Xigeenka Dalka Maxamed Cumar carte ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir logu hadlayo qorshaha iyo Siyaasada Soomaaliya ee sanadaha soo socda.
Ra’isal Wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga tashado aayaha soomaaliya sanadaha soo socda isla markaana la ogaado meesha ay Soomaaliya u socoto.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
https://www.youtube.com/watch?v=nNHxYHj2kjk