DHAGEYSO WAREYSI:- Siyaasiyiinta Puntland oo ka soo horjeestay go’aanka Madaxweyne Gaas

0

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Puntland o Wareysi siiyay mid ka mid ah Warbaahinada ku yaalla deegaanada Puntland ayaa in lagu kala kacay shirkii ka dhacay Kismaayo isla markaana qolo welibo ay go’aano iska qaateen.

Waxa uu tilmaamay in ay adag tahay in qolo welibo si gooni ah loo qanciyo, loona badbaadiyay ummada Soomaaliyeed.

Waxa uu tilmaamay in sababaha loo qariyay heshiiska ay tahay ka baqista culays fuula Puntland iyo Jubblan, iyo sidoo kale Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane xasan Shiikh maxamuud oo aan doonayan in heshiiska Kismaayo lagu saxiixo.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo Xiiso badan:-