DHAGEYSO WAREYSI KULUL:- C/weli Gaas oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, shaaciyayna Mowqifka Puntland

0

Madaxweynaha maamul Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa beneiyay inuu burburay shirki dhawaan lagu yeeshay magaalada Kismaayo.

C/weli Gaas waxa uu sheegay in wadahadalladu ay sii soconayaan inkastoo aan heshiis kama-dambays ah la gaadhin.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin warar sheegaya in Puntland ay ogolaatay in aqalka hoose ee baarlamanka lagu soo dhiso habka 4.5.

Waxa uu si cad u sheegay in Shacabka Puntland aysan aqbali doonin nidaamka 4.5 isla markaana aysan diyaar u ahayn.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga C/weli:-