DHAGEYSO: Xildhibaan afka furtay” Kenya inay shacabka dilaan ayay Soomaaliya u soo galeen”

0

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa u sheegay mid ka mid ah idaacada muqdisho in ciidamada Kenya ay dhibaato gaarsiinayaan shacabka Soomaaliyeed taasna looga baahan yahay Dowlada inay wax ka qabato maadaama madaxda dalka iyaga ay shacabka matalaan.

Kenya ayaa tan iyo Jimcihii oo ciidamadeeda lagu laayay deegaanka Ceel-cade waxay wadaan duqeymo cirka ah oo aysan u kala sooceyn sida la sheegay Shacab iyo Shabaab.